Mid kamid ah Musharaxiintii Madaxweynaha K/Galbeed oo xil loo magacaabay (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu lataliyihiisa Arrimaha Nabadeenta iyo Dib –uheshiisiinta ugu magacaabay Sayid Axmed Sheekh Daahir. Siyaasigan loo magacaabay lataliyaha Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kamid ahaa musharaxiintii la tartantay Cabdicasiis Laftagareen, waxaana Sayid Axmed Doorashadii uu ka qeyb galay ka helay afar … Continue reading Mid kamid ah Musharaxiintii Madaxweynaha K/Galbeed oo xil loo magacaabay (Akhriso)